Qofkii ugu horeeyey Soomaali ah oo dalka Holand ugu geeriyooday Coronavirus

Qofkii ugu horeeyey ee Soomaali ah ayaa la sheegay inuu maanta dalka Holand ugu geeriyooday Cudurka Coronavirus ee haatan caalamka oo dhan uu dagaal kula jiro. Allaha u Naxariiste Mohamed Omar (Gacmadheere) oo ahaa odey Soomaaliyeed oo deganaa Magalada Zutphen ee wadankan Holland ayaa la xaqiijiyey inuu ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaaladaas. Gacmadheere ayaa … Continue reading Qofkii ugu horeeyey Soomaali ah oo dalka Holand ugu geeriyooday Coronavirus